Axmed Madoobe oo Eedeeyay dowlada Madaxweyne Farmaajo

Madaxweyanaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta hadal ka jeediyay furitaanka Shirka wadatashiga Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa kaga hadlay arimo dhoor ah. Axmed Madoobe ayaa sheegay in dowlada Madaxweyne Farmaajo ay ku wado Madaxdooda dacaayaado aan jirin xili ay soo dhawdahay Doorashada Madaxda maamulada Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland. Waxa … Continue reading Axmed Madoobe oo Eedeeyay dowlada Madaxweyne Farmaajo